Gudoomiye Laameed Caawa lagu dilay Muqdisho

dil

Dableey Bastoolado Ku Hubeysan Ayaa Caawa Salaada Maqrib Kadib Waxaa ay Degmada Yaaqshiid Ku dishay Marxuum Xasan Maxamed Takow (Macalin Shabeeley) Oo ahaa Gudoomiyaha Laanta Sahan,Waaxda Heegan Ee Degmada Yaaqshiid Gudoomiyaha Ayaa Lagu Dilay Isla Laanta, Xili uu ka abaxay Salaadii  Maqrib.

kooxda dilka geesatay ayaa la sheegay in ay goobta ka baxsadeen,inkastow dilka kadib ay ciidamo gaareen halka lagu dilay gudoomiye waaxeed ka tirsanaa maamulka dagmada Yaqshid, dhanka kale waxaa duleedka magalada Muqdisho gar’ahaan meel ku dhow deegaanka Ceelasha Biyaha lagu dilay Nabadoon C/laahi Kabaweyne oo kamid ahaa ergadii xildhibaanada ku soo dooratay maamulka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.