Dhageyso:Baardheere Al-shabaab oo weeraray ciidamada Itoobiya ee ku sugan

itoobiya

Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ku waramaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeya Al-shabaab iyo ciidamada Itoobiya, kadib markii Garoonka Baardheere oo fariisin u ah ciidamada Itoobiya weerar ku qaadeen dagaalamayaal katirsan Alshabaab, lama oga ogaan inta uu gaarsiisanyahay waxyeelada dagaalkaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.