Guddoomiyaha degmada Luuq oo qarax lala eegtey
Guddoomiyaha degmada Luuq ee Gobolka Gedo Maxamed Xasan Cismaan iyo 4 ka mid ah ilaaladiisa ayaa ku dhaawacmay Qarax ka dhacay degmadaasi, Sidoo kale mid […]
Guddoomiyaha degmada Luuq ee Gobolka Gedo Maxamed Xasan Cismaan iyo 4 ka mid ah ilaaladiisa ayaa ku dhaawacmay Qarax ka dhacay degmadaasi, Sidoo kale mid […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Jermalka u qaabilsan Soomaaliya iyo Kenya Ambassador Jutta Frasch, waxayna ka […]
Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa hambalyo ku aadan maalinta haweenka aduunka u diray haweenka Adduunka gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed oo uu ku tilmaamay […]
Xildhibaanad Sagal Isaaq Biixi oo kamid ah,Baarlamaanka soomaaliya ayaa sheegeysa in xildhibaanadda ay,deeq lacageed u dirtay Degmada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo, Lacagta deeqda ah […]
wali waxaa kajira Soomaliya abaaro baahsan gaar ahaan gobolka Gedo oo am meelaha abaartu wax yeelaysay, hadaba isbitaalada Degmada baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxaa […]
Xaflad balaaran oo lagu maamusayay maalinta Haweenka aduunka oo ku aadan 8 March ayaa lagu qabtay Xarunta looga arimiyo gobolka Ohio oo ku taal magaalada […]
Xog rasmi,ah oo aan ka helay ilo ku dhaw dhaw Xildhibaanad Sagal Isaaq Biixi oo kamid ah,Baarlamaanka soomaaliya ayaa sheegeysa in xildhibaanadda ay,deeq lacageed u […]
Dhawaan bay ahayd markii la ansixiyey Heshiishka Imiraadka carabta ay Saldhig milatari uga Sameysanayaan Berbera taas oo kala qaybisey Bulshada Soomaliland, Hadaba Baarlamaanka soomaliya ayaa […]
Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay dhamaan Taliyeyaasha ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo wasiirka Amniga, waxaana madaxweynahu uu amray […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Xog-yaha guud ee Qaramada Midoobey iyo wefdi uu hoggaaminayo oo yimid magaalada Muqdisho, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes