Ciidmada Xooga Dalka Soomaliyeed oo Fuliyey amarkii Madaxwayne Farmaajo ee ahaa in lala Dagaalamo kuwa Isbaarada Dhiganaya
Abaanduulaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeeed Janaraal C/laahi Cali Caanood, oo warfidiyeenka kula hadlay goobta raggan lagu soo bandhigay oo ahayd wasaarada Gaashaandhiga ayaa sheegay in […]
Gudoomiyaha Gobolka banadir oo Kulan laqaatay Sarakaashi amniga somaliya Iyo Amisom
Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahan duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa kulan gaar ah oo ku saabsan xoojinta Amniga Caasimada muqdisho kula yeeshay Taliyaha Ciidanka […]
Madaxwaynaha Somaliya oo dalka dib ugu soo laabtay
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo iyo wafdigii uu hogaaminayey ayaa gor dhow ku soo laabtay magaalada Muqdisho, kuwaas oo si diiran loogu soo […]
Ciidamada Itoobiya oo Wiil iyo aabihii ku dilay gobolka Hiiraan
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan gaar ahaan Beerxaano ayaa sheegayaan in ciidamada itoobiya ay toogasho ku dileen Wiil iyo Aabihii oo ka tirsanaa deegaanka. […]
Ruux shacab ah oo Lagu dilay Magalada Muqdisho
Dabley ku hubeysnaa bistoolada ayaa lagu soo waramayaa in Ruux Shacab ahaa ay ku Dileen Magaalada Muqdisho, Marxuumka ayaa ahaa sida la tilmaamay Taksiile waxaana […]
Weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Kismaayo & Khasaaro ka dhashay “Sawiro”
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Qarax xoogan oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka […]
Dhageyso:Wasiirkii Hore Gashandhiga Diini Alshabab Waan iska dhicin Karnaa Hadii Ciidanka qalab iyo Tayo Loo Yeelo
C/qaadir Sheekh Cali Diini Wasiirkii hore ee gaashandhigga Soomaliya ayaa kahadlay arimaha ciidamada iyo qorshaha isku dhafka,waxaana uu sheegay in ay muhiim tahay in la […]
Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda Ee Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay sarkaal lagu magacaabo Cabdishakuur Mursal Maxamad oo ka tirsanaa ciidanka ilaalada madaxtooyada Soomaaliya, kaas oo loo […]
Muuqaal:qof Rayida oo Lagu dilay Jowhar iyo Bananbaxyo Gilgilay Magalada
Askari ka mid ah ciidamada Booliska magaalada Jowhar ayaa ku diley qof rayid ah xaafada Horseed ee magaalada Jowhar iyadoo banaanbax loogaga soo horjeedo dilkaas […]