Dhageyso:Wasiirkii Hore Gashandhiga Diini Alshabab Waan iska dhicin Karnaa Hadii Ciidanka qalab iyo Tayo Loo Yeelo

diim

C/qaadir Sheekh Cali Diini Wasiirkii hore ee gaashandhigga Soomaliya ayaa kahadlay arimaha ciidamada iyo qorshaha isku dhafka,waxaana uu sheegay in ay muhiim tahay in la qaado talaabo dhiiri galineysa Ciidanka Sida in Ciidanka Soomaliyeed helaan qalab,Tobabar iyo Nidaam Taasina waxay horseedaysaa in ay ciidanka Mooralkooda kor u uqaado waan ka guulaysanayaan dagaalka ay kula jiraan Alshabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.