Weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Kismaayo & Khasaaro ka dhashay “Sawiro”

Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Qarax xoogan oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay halkaasi, Qaraxan oo ismiidaamin ahaa ayaa sida la sheegay waxuu ka dhacay nawaaxiga Xerada Ciidamada ee Koongo oo u dhow Madaxtooyada Maamulka Jubaland.

Qasaaraha ka dhashay qaraxaan ayaa ah hal dhimasho ah iyo sadex dhaawaca.
qarax

qarax

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.