Muuqaal:qof Rayida oo Lagu dilay Jowhar iyo Bananbaxyo Gilgilay Magalada

Askari ka mid ah ciidamada Booliska magaalada Jowhar ayaa ku diley qof rayid ah xaafada Horseed ee magaalada Jowhar iyadoo banaanbax loogaga soo horjeedo dilkaas uu ka dhacay magaalada Jowhar,Qaar kamid ah ehelka ninka la diley iyo qaybaha Bulshada ayaa banaanbax ka dhigey qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Jowhar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.