Ciidamada Itoobiya oo Wiil iyo aabihii ku dilay gobolka Hiiraan

itoobiya

Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan gaar ahaan Beerxaano ayaa sheegayaan in ciidamada itoobiya ay toogasho ku dileen Wiil iyo Aabihii oo ka tirsanaa deegaanka.
Aaabaha ladilay iyo wiilkiisa ayaa lagu magacaabaa Axmed Xaanshi Tuuroow iyo Shinade Axmed Xaanshi,

Warar ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya lagula eegtay qarax Miino deegaanka Beerxaano, lamana oga khasaaraha ciidamada Itoobiya ka soo gaaray qaraxaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.