Go’aanno Bulshada Soomaliyeed soo dhaweysey oo kasoo baxay Shirkii Wasiirrada
Shirkii Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta looga hadlay amarro cusub oo ay dowladda Soomaaliya ku soo rogtay dhanka amniga si wax looga qabto amni darrada […]
Kulankii Madaxwaynaha Soomaliya Iyo Jaaliyada Uk oo Guul ku dhamaadey
Madaxwayana Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmajo ayaa kulan ay yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka UK, Kulanka waxaa kaloo ka qeyb […]
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay Shir Hor-dhac ah oo London ka furmay
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Maanta ka qeyb galay Shir hor dhac ah oo ka furmay Magaalada London islamarkaana u dhexeeyay Qurbajoogta Soomaalida iyo […]
Dowlada Masar oo Deeq Gar Gaara Usoo dirtay Soomaliya
Diyaarad Nuuca Militirga ah oo laga leeyahay Dalka masar ayana Saranyihiin Raashin iyo Daawo loogu talagalay dadka ay Abaaruhu Saameyeen, Diyaaradaan kasoo baxday Magaalada Qaahira […]
Caqabadaha Haysta Wariyaasha Madaxa Banan ee Jubbaland
CAQABADAHA HAYSTO WARIYAASHA MADAXA BANAAN EE JUBALAND Jubaland waxaa ka jirto warbaahin la caburiyey oo aanan ku shaqeynin xeerarkii iyo mabaadii’dii ay warbaahintu lahayd , […]
Muuqaal:Raysuwasaare Khayre oo Kaqayb galay ansixinta Manhajka Waxbarshada
Raysawasaaraha Xukuumada mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta daah-furay shirwaynaha Qaran ee Ansixinta qaab dhismeedka manhajka waxbarashada dalka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho, Raysawasaaraha […]