Kulankii Madaxwaynaha Soomaliya Iyo Jaaliyada Uk oo Guul ku dhamaadey

Madaxwayana Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmajo ayaa kulan ay yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka UK, Kulanka waxaa kaloo ka qeyb galay Madaxda dowlag goboleedyada dalka, iyadoo ay ka soo qeyb galeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Ingiriiska iyo qaar ka mid ah dalalka kale ee Midowga Yurub.

Kulanka ayaa ahaa mid Jaaliyadda looga xogwareysanayay doorka ay ku leeyihiin ka qeyb qaadashada dib u dhiska dalka, Madaxwaynaha soomaliya ayaa ugu dambayntii halkaas kasoo jeediyey qudbad aad uqaymo badan oo usheegay inaan midaysanahay oo aad ujeedaan.

.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.