Ciidmada Xooga Dalka Soomaliyeed oo Fuliyey amarkii Madaxwayne Farmaajo ee ahaa in lala Dagaalamo kuwa Isbaarada Dhiganaya

canood

Abaanduulaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeeed Janaraal C/laahi Cali Caanood, oo warfidiyeenka kula hadlay goobta raggan lagu soo bandhigay oo ahayd wasaarada Gaashaandhiga ayaa sheegay in howlgalka uu qeyb ka yahay amarkii madaxweynaha ee ahaa in lala dagaalamo ragga caadeystay in jidgooyooyinka dhigtaan waddooyinka.

Ragaan ayaa Ka kooban shan nin kuna hubeysana qoriga AK-47 iyo gaari ay u isticmaalayeen falalka dhaca oo dadka socotada ee mara waddada dheer ee xiriirisa magaalada Muqdisho iyo deegaanka 50 km, kadib howlgal ciidanka xooga ay ka sameeyeen halkaas sida uu sheegay amaanduulaha Ciidanka Soomaliyeed.
cidan

canood

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.