Caabudwaaq:Maamulka iyo Ardayda jaamacada Galgaduud oo ka tacsiyeeyey geeridii Cabdulaahi Colaad
Maamulka iyo aradayada Jammacada Galgaduud aya ka tacsiyeeyey Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Gudoomiyihii wax barashada Galgaduud Allaha unaxariistee Cabdulaai Colaad oo ku geeriyooday […]
Jaaliyada GalJubba London OO ka Tacsiyeysey Allaha Unaxariistee Cabdulaahi Coolad
Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee london dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad Galjuba ee hoos qoran waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd […]
Senator Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex oo ka tacsiyeyey geeridii ku timid Cabdulaahi Colaad
Senator Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy qoyskii iyo shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta laheyd ee Gudoomiyaha waxabarshada Gobolka Galgaduud Cabdulaahi Colaad oo ku […]
Xildhibaan Cabdi Shakuur Cali Mire oo ka tacsiyeyey geeridii ku timid Cabdulaahi Colaad
Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Xildhibaan Cabdi Shakuur Cali Mire oo ah xubin ka tirasan Barlamaanka Soomaliya ayaa waxuu tacsi udiray qoyskii iyo eheladii […]
Aqoon yahay Deeq faandhe oo ka Tacsiyeyey Geeridii ku timid walaalkii Cabdulaahi Colaad oo ku geeriyooday Caabudwaaq
Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn anoo Cabdi maxamed warsame Deeq faandhe waxaan ka tacsiyadeenayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u naxariistee […]
Akhriso:Madaxwaynaha Soomaliya Magacaabay Guddi Soo Qiimeeya Maxaabiista Xabsiga Dhexe
Madaxweynaha JFS ayaa Guddi Khubaro ah u saaray soo qiimeeynta Xaaladaha iyo tiro koobka Maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho, arintaan ayaa timid […]
Daawo:Madaxweyne Yaasha Galmudug, Jubaland Iyo Puntland Oo Socod Lug Ah Ku Soo Maray Magaalada Cadaado
Madaxwaynayaasha Maamul goboleedyada C/wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland,Axmed Ducaale Geelle Madaxweynaha Galmudug iyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubbaland ayaa Maanta Kormeeray qeybo […]
Caabudwaaq:Wafti kasocda Dowlada Soomaliya oo Kormeer ku tagay Jamacada Galgaduud “Sawiro”
Waxaa Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud gaaray wafti kasocda Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya oo isugu Jiro Xildhibaano,Wasiir Dowlo waxbarashada,Gudoomiyaha Jamacada Umada iyo Madax kale […]
Diyaarad Goor Dhow ku Burburtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho “Sawiro”
Diyaarad ay leedahay Shirkadda Bancroft oo AMISOM ka taageerta Amniga iyo Dhaqaalaha ayaa la sheegay in Goor Dhow ay ku Burburtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde […]
Daawo:Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Xabsiyada dibada kuxiran oo Baaq u diray dowlada Somaliya iyo shacabkeeda
Waxaa Xabsiyada dalka dibadiisa ah ku jira dhalin yaro Soomaliyeed oo Boqolaal kor udhaafay kuwaas oo dhibaato xun ku haysato xabsiyada dibada ayakoo mararka qaarkood […]
Garbahaarey Barakacayaasha Xerada Badbaado oo codsaday in la caawiyo
Barakacayaasha ku nool xerada Bad baado ee Garbaahrey ayaa codsadey in gar gaar dag daga lala soo gaaro madaama ay xaalad aad u adag ku […]