Daawo:Madaxweyne Yaasha Galmudug, Jubaland Iyo Puntland Oo Socod Lug Ah Ku Soo Maray Magaalada Cadaado

cadado

Madaxwaynayaasha Maamul goboleedyada C/wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland,Axmed Ducaale Geelle Madaxweynaha Galmudug iyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubbaland ayaa Maanta Kormeeray qeybo badan oo ka mida Magaalada Cadaado,waxaana markii dambe Madaxweyneyaasha ay Warbaahinta kula hadleen Bartamaha Magaalada Cadaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.