Caabudwaaq:Wafti kasocda Dowlada Soomaliya oo Kormeer ku tagay Jamacada Galgaduud “Sawiro”

Waxaa Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud gaaray wafti kasocda Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya oo isugu Jiro Xildhibaano,Wasiir Dowlo waxbarashada,Gudoomiyaha Jamacada Umada iyo Madax kale oo kala duwan waxayna kormeer ku tageen qayabaha kala duwan ee Jamacada Galgaduud oo ay kamid tahay dhismaha Cusub ee Jaamacada .

Waftigaan waxaa kamid Senator Cabdi waaxid Cilmi Goonjeex, Wasiir Dowlaha Wasaarada Wax barashada Soomaliya, Gudoomiyaha waxbarash Jaamacadda Umadda Soomaaliya iyo Musiiliyiin kale oo ay kamid yihiin Profeser Cabdi waayeel Maxamed Jamac waxay soo booqdeen qaybaha kala duwan ee jamacada ayakoo uga mahad celiyey Bulshada Caabudwaaq iyo maamulka Jamacada shaqada wayn oo ay qabteen .
cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.