Diyaarad Goor Dhow ku Burburtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho “Sawiro”

Diyaarad ay leedahay Shirkadda Bancroft oo AMISOM ka taageerta Amniga iyo Dhaqaalaha ayaa la sheegay in Goor Dhow ay ku Burburtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho.
Diyaaradda ayaa la sheegay in Mudo ay Dagiweysay islamarkaana ay Markii dambe ay ku Burburtay Dhabaha ay ku Ordaan Diyaaradaha,waxaana la sheegay in ay Waday Saraakiil Tababareyaal ah,inkastoo aan Warkaasi weli la Xaqiijin.

Shirkadda Bancroft oo ah shirkad laga leeyahay Mareykanka ayaa Ciidamada AMISOM ka taageerta dhinacyada tababarka, la talinta amniga iyakoo qeyb ka qaata howlaha sugida amniga garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo Xerada Xalane.
diyarad

 

diyarad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.