AKHRISO: Jubbaland oo soo saartay Dacwad ka dhan ah gobolka Banaadir
Xiriirka kubada Cagta jubbland ayaa Soo saaray Dacwad ka dhan ah xulka kubada Cagta Gobolka Benaadir kadib Markii shalay Benaadir uu u Ciyaaray Ciyaaryahan Ajanabi […]
Xiriirka kubada Cagta jubbland ayaa Soo saaray Dacwad ka dhan ah xulka kubada Cagta Gobolka Benaadir kadib Markii shalay Benaadir uu u Ciyaaray Ciyaaryahan Ajanabi […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayey maalinta caalamiga ah ee ku astaysan la dagaalanka musuqmaasuqa, ayaa hadal adag ku […]
Dagaal culus oo u dhaxeeyo Dagaalamayaasha Al-Shabaab dhaxdooda ayaa la sheegay in uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Ceel-cadde oo ku yaala duleedka degmada Garbahaarey […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi oo ka qeyb-galaya Madasha Ganacsiga Afrika 2017 ee magaalada Sharma Sheekh ayaa sheegay in baahi weyn loo qabo […]
Ciidamo ka tirsan dowladda Federalka Soomaaliya oo shalay iyo maanta ku muransanaa dhul ku yaalo aagga Isgoyska Tarabuunka ee Degmada Hodan, ayaa halkaasi ku dagaalamay. […]
Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa weeraray Saldhig Ururka Al Shabaab ay ku leeyihiin deegaan dhaca duleedka Degmada Buurhakabo ee Gobolka Baay. Dagaal halkaasi ka dhacay […]
Xubin ka tirsan Congresska Mareykanka ayaa ku boorriyay Waaxda Difaaca in ay bilaabaan baaritaan cusub ku saabsan dadkii rayidka ah ee ay waxyeelado kasoo gaartay […]
Wararka ka imaanaya Gobolka Bari Ee Maamulka Puntland ayaa sheegaya in Dagaalameyaasha Al-shabaab ay Weerar ku qaadeen Degaanka Af-urur Ee Gobolka Bari oo Fariisin ay […]
Wararka Naga soo gaaraya tuulooyin u dhow degaanka af-urur ee gobalka barri ayaa sheegaya in saakay ciidamada amaanka puntland ay howlgalo ka wadaan degaankasi,kadib markii […]
Waxaa Maanta ka furmaya Magaalada Sharmal-Sheekh Ee Dalka Masar Shir ay isugu imaanayaan Wasiirada Arrimaha Dibadda Ee Jaamacadda Carabta,waxaana Shirkaas uu yahay mid looga hadlayo […]
Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Saakay Baaritaano kala duwan ka wada Xaafadaha kala Duwan ee Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose. Ciidamada ayaa Saakay lagu Arkayaa […]
Kulan degdeg ah oo uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeeshay arrinta Qudus, ayaa dalalka xubnaha ka ah marka laga reebo Maraykanka waxay cambaareeyeen […]
Waaxda Socdaalka Wadanka Mareykanka ayaa Xaqiijisay in Diyaarad Sidday 92 Qof oo Soomaali ah islamarkaana laga soo Masaafuriyay Wadanka Mareykanka ay Cilad ku timid,waaxa Soomaalida […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes