Wasiiradda Arrimaha Dibadda Jaamacadda oo Shir Deg Deg ah ka yeelanaya Arrinta Qudus

Waxaa Maanta ka furmaya Magaalada Sharmal-Sheekh Ee Dalka Masar Shir ay isugu imaanayaan Wasiirada Arrimaha Dibadda Ee Jaamacadda Carabta,waxaana Shirkaas uu yahay mid looga hadlayo Go’aankii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ugu Magacaabay Magaalada Qudus in ay noqoto  Caasimadda Israa’iil.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar oo ka mida Wasiiradda ka qeyb galaya Shirka Wasiiradda Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta ayaa la filayaa inuu Shirka Qudbad ka jeediyo iyo Go’aanka Soomaaliya ay qaadatay in Mareykanka uu ka dhigo Qudus Caasimadad Israa’iil.

Wasiirada ka qeyb galaya  Shirka Wasiiradda Arrimaha Dibadda ayaa  la socday Madaxweynaal ku shiray Magaalada Sharmal-Sheekh ee Dalka Masar kuwaa oo ka qeyb galay Shirka Ganacsiga Afrika ee Magaaladaasi ka qeyb galay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.