Wararka Maanta
Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliya Jawaare oo gaaray magaalada Jowhar “Sawiro”.
Gudoomiyaha baarlamaanka Dowlada Soomaaliya Jawaari ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhaxe, Wafdiga gudoomiha Baarlamaanka ayaa magaalada Jowhar u gaaray in ay googjoog […]
Wasiirka warfaafinta jubaland Waxaa shaqadayda igu haysto Seeraar iyo gudoomiyaha raaskambooni Macalin Maxamed. “Dhegeyso”
Baaritaankan oo aan bilaabay horantii bishii agoosta laba kun lix iyo toban ayaan ku ogaaday in ay jiraan dhibaatooyin xaga warfaafinta ah tasoo si guud […]
Gudoomiyaha degmada dhabad Adan Ciidamada gaaska galinsoor ee galmudug iyo federalka ayaa nagu soo duuley “Dhegayso”
Gudoomiyaha Degmada Dhabad aya sheegay in dad rayid ah ay layeen ciidmada Galmudug iyo kuwa federaalka ah iyagoo ka yimid Galinsoor iyo Cadaado mar uu […]
DegDeg:Ciidamadii Galmudug oo Firxadkoodii Soo gaarey Cadaado iyo Dagaalkii Balicad oo soo Dhamaadey
Waxaa istaagay daagalkii saaka iyo galabta ka dhacay deeganka balicad oo ka agdhow degmada dhabad iyo Caabudwaaq Ciidmada Galmudug ayaa soo weerarey dad xoolo dhaqato […]
Deg Deg:- Ahlusunna oo Dagaal kula wareegtay Degaanka Godinlabe iyo Ciidamadii Galmudug Oo cadaado u cararey
Dagaal u dhexeeya Ciidamada Maamulka Galmudug iyo Maleeshiyo Garab ka helaya Maamulka Ahlusunna ayaa ka dhacay Degaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud,waxaana Dagaalka uu ka dambeeyay […]
Maleeshiyada Al-Shabaab oo Nabadoono caan ah ku dilay
Maleeshiyada argagixisada Al-Shabaab ayaa la sheegay in deegaanka Ceel Cali ay ku dileen afar ruux oo ka mid ahaa dadka deegaanka, kuwaasi oo labo ka […]