Wararka Maanta
Ciidamada Itoobiya ee kusugnaa hiiraan oo Iskaga Cararey Goobihii ay kusugnaayeen Mudo Badan
ciidamada Dowladda Itoobiya ayaa Saaka iskaga baxay Degaanka Ceel-cali Ee Gobolka Hiiraan,halkaas oo Mudo aad u dheer ay Fariisin ku lahaayeen, Ciidamada Itoobiyaanka ah ayaa […]
Seddex maamul goboleed oo lagu celiyay xubnihii ay usoo xuleen aqalka sare “Sawiro”
War qoraal ah oo kasoo baxay gudiga doorashooyinka dadban ee dalka ayaa waxay ku sheegeen in maamul goboleedyada Galmudug, Puntland iyo Jubbaland aysan kusoo dirin […]
Deg Deg: Qarax goor dhaw Ka dhacay suuq bacaad iyo darwalkii gaariga qarxay oo la qabtay.
Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa daqiiqado ka hor ku qarxay agagaarka suuqa baacaad oo ah suuqa labaad ee magaalada Muqdisho. Lama ogo qasaaraha […]