Maleeshiyada Al-Shabaab oo Nabadoono caan ah ku dilay

shabab

Maleeshiyada argagixisada Al-Shabaab ayaa la sheegay in deegaanka Ceel Cali ay ku dileen afar ruux oo ka mid ahaa dadka deegaanka, kuwaasi oo labo ka mid ah ay ahaayeen Nabadoono caan ah oo gobolka laga yaqaano, Wararka qaar ayaa sheegaya in tirada dadka ay dileen Al-Shabaab ay intaas ka badan tahay, isla markaana ay jiraan dad kale oo rasaas lagu dilay, Afarta qof ee ay dileen Shabaab oo lagu kala magacaabi jiray Nabadoon Maxamuud Xaayow oo 75 jir ah, Nabadoon Biriq Maxamuud Cabdulle oo 85 jir ah, Cabdiwahaab Buurfuule iyo Ibraahhim Nuur.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.