Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliya Jawaare oo gaaray magaalada Jowhar “Sawiro”.

Gudoomiyaha baarlamaanka Dowlada Soomaaliya Jawaari ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhaxe, Wafdiga gudoomiha Baarlamaanka ayaa magaalada Jowhar u gaaray in ay googjoog ka noqdaan doorashada gudoonka baarlamaanka maamul goboleedka Hirshabeelle.
jawarei

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.