Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Arimaha Bulshada

Galmudug oo Shacab kasoo Jeeda Cabduwaaq, dhabad Laayey

13th July 2016 admin 0

Maamulka  Galmudug ee Cadaado ayaa shacab kasoo jeeda  beesha Sade Mareexaan  kulaayey degaan u dhaw Dhabad . Tanina ma ahan markii ugu horeysey ay sameeyaan […]

Waxaa aas qaran loo sameeyay alle ha u naxariistee Garaad abshir saalax maxamed iya

13th July 2016 admin 0

Shir Looga Hadlaayo Nabada Iyo Horumarinta Caabudwaaq OO Ka dhacaya London Soona qabqabiyen Galjuba

13th July 2016 admin 1

Mudane/Marwooyin Waxaa sharafwayn u ah jaaliyada Galjuba inaad nagala soo qaybgashaan shirwayn oo looga hadlaayo amaanka Caabudwaaq laguna casumay jaaliyada Uk . Qadada iyo cabitaanka […]

Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir Maxaadan ogayn OO UU Kayiri Beesha 6aa(international Community)

2nd July 2016 admin 0

Wali waxaan dhexda uga jirnaa faaqidaada iyo talabixinta ee uu Gancsade cabdi xoosh ashkir uga hadlaayo dhibka,boobka,horumarla’aanta kajirta Soomaliya, Cabdi xoosh baa waxuu warbixintaan kaga […]

No Image

Daawo: Nimankii isku qarxiyey Garoon Diyaradha Istanbul ee Turkiga

29th June 2016 admin 0

Garoonka Diyaaradaha magaalada Istanbul ee turkiga ayaa waxaa soo wareeray labo nin oo ku hubaysan bombooyin, labada nin ayaa waxay xabad ku fureen oo dileen […]

Shacabka Caabudwaaq Ayaa Taageero Buuxda umuujiyey Musharax Maxamed axmed(Alagooy)

25th June 2016 admin 0

Waxaa isoo taraya Taagerida uu helaayo dal iyo dibada Musharax Aqoon yahay Maxamed Axmed cabdi Aalogooye oo utaagan xilka Xildhibaanimada Galgaduud gaar ahaan Degmada Caabudwaaq […]

No Image

Isbitaalkii Baardheere oo dib u dhis iyo Balaarin lagu sameynayo(Daawo Sawwiro)

10th June 2016 admin 1

Tan iyo horaantii bishii shanaad ee sanadkan waxaa Isbitaalka Magaalada Baardheere ka socnayey howl balaaran oo dib u dhis iyo balaarin loogu sameynayo  dhamaan qeybaha […]

Waalid ku sugan Magaalada Baardheere oo Dalbanaya in loo Caawiyo Wiil Xanuunsan muddo ka badan ilaa 20 sanno“SAWIRRO+DHAGEYSO”

31st May 2016 admin 0

C/raxmaan Hure Diiriye waa Ehelka Wiilka Xanuunsan oo lagu Magacaabo Cawil Axmed Diiriye oo ah Wiil xanuunsan oo curyaan ka ah Lugaha,Gacmaha iyo Hadalka muddo […]

Dhageyso+Sawirro” Dadka Qaba Cudurka TBda oo ku soo Badanaya degmada Baardheere

31st May 2016 admin 0

Waxaa marba marka dambeysa sii kordhaya tirada dadka la liita Cudurka Qaaxada ee daawooyinka u soo doonanaya Xarun Caafimaad ee ku taala gudaha magaalada Baardheere,taasi […]

PHOTO NEWS: Masjid cusub oo laga furay magaalada Baardheere ee gobalka Gedo

30th May 2016 admin 0

Masjid loogu magac darey Macalin Aaden Xareed oo  laga furey Xaafada Buulogaras ee Magaalada Baardheere

Daawo Sawirrada: Markab sahay gar gaar sida oo Wasaaradda arrimaha gudaha la wareegtay “SAWIRRO”

29th May 2016 admin 0

Markabkan oo siday 11-kun oo tan oo cunto ah ayaa ka yimid dowlada iyo shacabka Turkiga, waxaana loogu talo galay dadka Soomaaliyeed ee qaarkood ay […]

isbitaal

Maamulka Isbitaalka Guriceel ”Siyaasadaha gobalka ayaa shaqada isbitaalka saameysay”

28th May 2016 admin 0

Maamulka isbitaalka degmada Guriceel ayaa sheegay in siyaasadaha isdiidan ee ka jira gobalka Galgaduud inay saameyn ku yeesheen howlihii shaqo ee Isbitaalkaasi. Cali Cumar Tarabi […]

qudar

Daawo video: Qiimaha qudaarta suuqyada magaalada Kismaayo oo kor u kacay

22nd May 2016 admin 0

DAAWO: Barnaamij gaar ah Farmaajo ha rajo dhigin Soomaali dhan baa ku garab taagan

20th May 2016 admin 0

Dhageyso warbixin: UNHCR Oo Ka Digtay in la Xiro Dhadhaab

12th May 2016 admin 0

Hay’adda UNHCR ayaa Kenya ugu baaqayaan in ay si deg deg ah uga laabtaan go’aankaa xeryaha qaxootiga ee Dadaab iyo Kaakuma lagu xirayo. Hay’adda UNHCR […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 6 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes