Galmudug oo Shacab kasoo Jeeda Cabduwaaq, dhabad Laayey

Maamulka  Galmudug ee Cadaado ayaa shacab kasoo jeeda  beesha Sade Mareexaan  kulaayey degaan u dhaw Dhabad . Tanina ma ahan markii ugu horeysey ay sameeyaan Galmudug iyakoo xoolo iyo shacab kasoo jeda deegaanka Caabudwaaq,Dhabad,Balanbal dil iyo dhac ugestey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.