Kulan Looga Soo Horjeedo Xasan Sheekh ayaa Lagu Qabtay Magaalada Gaalkacyo
Kulan lagu taageerayo go,aankii Dowlada Puntland ee ku aadanaa Dastuurka labadelay ee Soomaaliya ayaa lagu qabtay Gaalkacyo,waxana ka qayngalay madax dawladeed iyo bulshada magaaladas.