Bananbax Looga Soo Horjeedo Madaxwayne Xasan oo Ka Dhacay Garoowe

xasansheekh

Wasiirka warfaafinta Puntland, maamulka gobolka Nugaal maamulka degmada iyo waxgarad ayaa ka hadlay banaanbax ay sameeyeen bulshada Garoowe ay ku soo bandhigayeen taageeridda go’aanka Puntland ee Dastuurka loogana Soo horjeedo Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.