
Daawo:Khudbadii Laftagareen Ka Jeediyey Daah Furka Xisbiga Xasan Sheekh
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kaga qeybgalay Daah-Furka Shirweynaha Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka.