Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland axmed cali xaashi ayaa maanta dib ugu laabtay magaalda Garowe
Gudoomiyaha Barlaamanka Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa dib usgu salaabtey Garoowe isagoo dalka dibadiisa uGu maqnaa xaalad caafimaad waxaana soo dhaweeyey barlamaanka Puntlan iyo qaybaha […]