Wafdi ka socoda baarlamaanka Soomaaliya ayaa Gaaray Magaalada Khatuum dalka Suudaan

Gudiga arimaha dibada iyo iskaashiga barlamaanka Soomaliyeed oo uu hogaaminayo Prof Dalxa oo ayaa waxay gaareen khartuum ee dalka Suudaan waftigaan ayaa waxay lakulmi doonaan barlamaanka Suudaan iyo shacabka soomaliyeed ee kusugan wadanka Suudaan.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.