Soomaaliada ku nool wadanka South africa ayaa walaac ka muujiyay dhibaatooyin dhac iyo dil

Waxaa isi sootaraya soomalida kunool wadanka south Africa madaama ay soo dhawday doorashada wadanka South Africa mudo dhawayd bay ahayd markii dil iyo dhac loo gestey ganacsato Soomaliyeed waxaana loogu baahqey inay Soomalida wadankaan is ilaaliyaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.