DegDeg:Gudoomiyaha Ururka KGG ayaa Kudhawaaqey Guddiga Fulinta

Gudoomiyaha Ururuka horumarinta Kismaayo,Gedo iyo GalGaduud KGG Ibarahim Abdishakur markuu latashtey shacabka markuu fiiriyey baahida loo qabo xubnahaan ayuu goordhow kaga dhawaaqey xarunta ururuka ee London guddiga fullinta ururka KGG, Guudigaan lagu dhawaaqey ayaa ahaa kuwo mudo la sugaayey iyadoo ay hortaalo hawl adag, xubnahaan ayaa ah dad firfircoon oo aqoona uleh hawlaha loo magacaabey shacabkana kahaysta kalsooni.

1. Guddomiyaha Ururka KGG Ibrahim Abdishakur
2. Guddomiye Ku Xigeenka Sadiiq Axmed
3. Afhayeenka guud Axmed Cabdikarin
4. Madaxa Gobollada Jubboyinka Abadir Cabdicasis Muse Deynab
5. Madaxa Gobolka Galgadud Axmed Jamac Adan
6. Madaxa Hormarinta Iyo Hawenka Farxiya Cabdi Xukun
7. Xiriiriyaha Jaaliyadaha Iyo Gargaarka Ururka Sharmake Barre Irad
8. Madaxa Arimaha Diinta Iyo Waxbarashada Suleyman Sh Cabdulqadir
9. Madaxa Maaliyada Iyo Dhaqalaha Diini Cabdullahi Shire
10. Madaxa Arimaha Siyaasada Maxmuud Cabdullahi Samadoon
kgg

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.