Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo furay shirka madasha wadatashiga Qaran iyo C/kariim Guuleed oo Kamaqan

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka madasha wadatashiga Qaranka oo kadhacay Muqdisho, Shirkan waxaa ka qeybgalaya madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira iyo madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana looga arrinsanayaa arrimo la xiriira dhameystirka hannaanka doorashooyinka dhawaan ka dhici doona dalka waxaa goobta kamaqnaa Cabdikariim Guuleed oo Xaalad cafimaad awgeed uga maqan.
mad

mada

madash

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.