Wasiirka arrimaha Afrika ee UK Ayaa diiday Inuu Kula kulmo Raysawasaare Sharmaake Madaxtooyada =Sawiro

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta safaaradda UK ee Muqdisho kulan kula qaatay Wasiirka arrimaha Afrika ee UK Tobias Ellwood iyagoo ka wadahadlay arrimo ay ka mid yihiin xiriirka Soomaliya iyo UK, arrimaha amniga, xasilinta, iyo doorashooyinka dalka ka dhici doona sanadkan 2016.

Ra’iisal wasaare Sharmaarke ayaa warbaxin ka siiyay xaalada dalka uumarayo wasiirka arrimaha Afrika ee UK, waxa uunan sidoo kale uga mahadceliyay muuhimada UK ay siineyso dib u dhiska Soomaaliya iyo taageerida dowladda. Wasiirka Arrimaha Africa ee Uk ayaa diidmadiisa inuu kulakulmo Raysawasaaraha Xafiiskiisa ku sheegay inay laxariirto amaanka.

ukshar

sharuk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.