Articles by admin
Kulan Looga Hadlaayey Miisaaniyad Sanadeedka Maamulka Jubaland Ee 2018 ayaa Kismaayo dhacay
Kulankaan oo Looga Hadlaayey Miisaaniyad Sanadeedka Maamulka Jubaland Ee 2018 oo soo qaban qaabisey wasaarada Maaliyada jubbaland ayna kasoo qayb galeen maasuuliyiin kale ayaa waxuu […]
Showgii Fartuun Birimo oo isu badalay Dhimasho iyo dhaawac
Fanaanadda Weyn Fartuun Axmed Sahal “Birimo” ayaa xalay magaalada Gaalkacyo Dhinaca Galmudug waxayna ka dhigtay Bandhiga Faneeed dad badan kasoo qayb galeen kasoo markii dambe […]
Akhriso:Xildhibaan Mahad Salaad oo Olalaha Nadafada Muqdisho ku tilmaamay Igu Sawir
Xildhibaan Mahad Salaad oo kamida Xildhibaanada Soomaliya kana tirsan ururka Damjadiid ayaa bartiisa facebooga waxuu ku sheegay in olalaha Nadaafada Gobolka Banaadir oo Maanta ay […]
Raysawasaraha soomaliya iyo Madax kale oo Ka qayb galay olalaha Nadaafada Muqdisho
Maalinta Ololaha Nadaafadda ee khamiista ugu dambeysa bil walba oo uu horey Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre u go’aamiyey, ayaa maanta si weyn looga xusay […]
Raysawasaaraha Soomaliya ayaa deeq lacaga Gaarsiiyey dadkii ay dhawaceen diyaradaha Maraykanka ee ay dafireen Maamulka Jubbaland”Video+Sawiro”
Dhawaan bay ahayd markii diyaaradaha Dowlada Maraykanka ay duqayn ka geysteen Jubaland hoose kuwaas oo sababay Dhaawac iyo mayd loona qaaday xarunta ku meel gaarka […]
Madaxwaynaha Soomaliya oo Gudi u saaray iska Horimaad ka dhacay Muqdisho”Sawiro”
Shir ay isugu yimaadeen Golaha Ammaanka qaranka oo uu guddoominaayey Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxaa lagaga hadlay Shaqaaqadii dhex martay qaar […]
Maqal iyo Muuqaal:Taliyaha Nabadsugida soomaliya oo Digniin udiray Xildhibanada Cadowga soomaliya Ushaqeeya
Taliye Ciidanka Nabad-Sugida Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe ayaa ka hadlay dagaalad dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada Meilateeriga […]
Xukumada Soomaaliya ayaa sheegtay in la sii dayn doono Maxaabiis Soomaali ku xiran dibad
Xukumda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka shaqaynayaan sidii loo soo dayn lahaa Maxaabiis Soomaaliyeed ee ku xiran dalalka dibada sida India iyo Shiisalis saasna […]
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo Xariga ka jaray dhismaha Cusub ee Wasaaradda Maaliya
Madaxweynaha Dawlad-goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland oo laga hirgeliyey dhismaheeda magaalada […]