Akhriso:Xildhibaan Mahad Salaad oo Olalaha Nadafada Muqdisho ku tilmaamay Igu Sawir

salaad

Xildhibaan Mahad Salaad oo kamida Xildhibaanada Soomaliya kana tirsan ururka Damjadiid ayaa bartiisa facebooga waxuu ku sheegay in olalaha Nadaafada Gobolka Banaadir oo Maanta ay ka qayb qaateen Raysawasaraha Soomaliya, Xasan Cali khayre,Gudoomiyaha gobolka Banadir,Raysawasaare kuxigeen, wasiir, Xildhibaano,madaxda Ciidamada iyo qabaha kala duwan ee Bulshada mid ah igu sawir iyo istustus.

Xildhibaan Mahad ayaa maalmahaan dambe wax kasheegayey dowlada Federalka ah ee soomaliya oo uu xildhibaanka u yahay .
mahadsalad

1 Comment

  1. Waxaan filayaa qof level Xildhimaan sheeganaya, haddana sidaan u hadlaaya,xattaa ciyaal suuqu sidaa uma hadlaan.
    Haddiiba sidaan u hadlaayo haddana xildhimaan sheeganaya damcan waa arrintii aheyd Xildhimaanoow xaal qaado.
    Mahad afartiina ee uu ka tirsanaa Baarlamaankii 9-aad muxuu u qabtay shacabka Soomaaliyeed ?
    Qofku haddii uusan waxba ku soo saa’idin karin dadka iyo dalkiisa,inuu iska hadlo iskuna dayo wixii horumar ah ee loo sameeyo dadka iyo dalka,afka labadii furto waa wax uu ka xishoodo qof damiir leh.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.