CeelCade= Xaflad Lagu xiraayey Sanad Dugsiyeedka Dugsiga Sarre

ceelcade

Waxaa Degmada Ceelcade ee gobolka Gedo kadhacday Xaflad balaaran oo lagu soo xiraayey sanad dugsiyeedka 2015/2016 waxaana xafladaan kazoo qayb galay maamulka degmada culimada,ganacsatada,dhalinyarada, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Degmada Ceelcade.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.