Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2025

calan

Haloo Baroor Diiqo 1da Luulo W/Q Jimcaale

30th June 2025 admin 0

Waxay ahayd 1dii Luulyo 1960kii maalin ku weyn dhammaan ummadda Soomaaliyeed,bal dib u milicso waxay kulmisay. 1-Waxay ahayd maalintii Gobolada Koofureed ka hoos baxeen gumeysigii […]

Xamze

Sawiro:Ra’iisalwasaare Xamse oo Dhagax Dhigay Wasaarada Kaluumaysiga iyo Dhaqaalaha Baluuga

30th June 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo dhagax-dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah, ayaa sheegay in Wasaaraddan ay ka mid […]

Daawo:Suldaan Luga Dheere oo Aas Qaran Kismaayo Loogu Sameeyey

29th June 2025 admin 0

Qubuuraha Baarcaleen ee duleedka Kismaayo ayaa lagu Aasay Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Dowlada Jubbaland Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud waxana aaska Marxuumka ka qeyb galay Madaxweynaha Dowladda […]

Astaan

Dowlada Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday Xiliga La Dhameystirayo Dowlad Goboleedka SSC Khaatumo

29th June 2025 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa u asteysay xilliga qabashada Shirweynnaha dhamaystirka dhismaha Dowlad Goboleedka SSC-Khatumo 10-ka Bisha July 2025. Halkan […]

lugadheere

Axmed Madoobe oo Ka Tacsiyeeyey Geeridii Allaha Unaxariistee Lugadheere

28th June 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka, Bulshada Jubaland iyo guud ahaan Ummada Soomaaliyeed geerida naxdinta leh […]

ugaasmaxamed

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Dagmada Dheka Suuftu ee Deeganka Soomalida

27th June 2025 admin 0

Ugaas Mohamed ugaas Ahmed ugaas Farah iyo Iyo Ugaas Cabdi Ugaas Daahir ugaas Xuseen iyo masuulyiiin kale ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Dagmada Dheka […]

xasansheekh

Xasan Sheekh oo Dhabaal Hambalyo ah u Diray Shacabka iyo Dowlada Jabuuti

27th June 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, shacabka iyo dowladda Jabuuti, […]

Farmaajo

Farmaajo oo War Kasoo Saaray Kulankii Xasan Sheekh iyo Mucaaradka Dhexmaray

27th June 2025 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa war kasoo saaray kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Samatabixinta mucaaradka. War saxaafadeedkii ka soo baxay Madaxtooyada […]

Xamze

Wasiir Afxumo Darteed barlamaanka Puntland losoo hor istaajiyey Markuu Aflagaadeeyey Xamse

26th June 2025 admin 0

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa afxumo darteed barlamaanka Puntland losoo hor istaajiyey waxaana baarlamaanka Puntland faray in Hadalka kala hufo oo waxuu rabo […]

daahirgeele

Daawo:Mucaaradka oo war ka soo saaray kulankii iyaga Madaxweyne Xasan Dhexmaray.

25th June 2025 admin 0

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa war cusub kasoo saaray kulankii maanta ay la qaateen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Afhayeenka Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed Daahir Geelle ayaa ka […]

xasansheekh

Mucaaradka Dowlada oo Xasan Sheekh u Sheegay inuu Kusoo Noqdo Teendhada Afisyoone

25th June 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabbilay mas’uuliyiin isugu jira Madaxweynayaal hore, Ra’iisul Wasaareyaal hore, Guddoomiyihii hore ee […]

koofi

Ciidamada Amniga oo Weeraay Hoghayihii Mucaraadka Xasan Sheekh Koofi Aadan

24th June 2025 admin 0

Ciidamada Amniga Dowlada Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku weeraray hoyga uu ka dagan yahay Xoghayaha Mucaaradka Madaxwayne Xasan Sheekh Koofi Aadan War Qoraala oo usoo […]

wasiir

Daawo:Ra’iisalwasaare Kuxigeenka oo Ku baaqay in Laysku Tashado Madaama Xaalka Aduunku uu Xun yahay

24th June 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay warbixin sanadeedka 2024, ee horumarka maaliyadeed ee Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka, […]

Astaan

Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka Iran ku qaaday Qatar

24th June 2025 admin 0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa weerarkii dhowaan ay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ku qaaday Dowladda Qadar, taasoo ah ku xadgudub cad […]

daahirgeele

Daawo:Mucaarada Dowlada oo Ka hadalay Kulan uu Xasan Sheekh Codsaday

23rd June 2025 admin 0

Madasha Samatabixinta Soomaaliya ayaa ka hadashay xaalada qalafsannee dalka ku sugan yahay iyo Codsi ka yimid Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh. Afhayeenka Madasha Samatabixinta Mucaaradka Daahir […]

Posts pagination

1 2 3 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes