Ciidamada Amniga oo Weeraay Hoghayihii Mucaraadka Xasan Sheekh Koofi Aadan

koofi

Ciidamada Amniga Dowlada Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku weeraray hoyga uu ka dagan yahay Xoghayaha Mucaaradka Madaxwayne Xasan Sheekh Koofi Aadan

War Qoraala oo usoo daabaqay Koofi Aadan ayuu ku faa faahiyey sida wax u dhaceen.

“Galabta, abaare 4:00pm, waxaa gurigeyga sifo sharci darro ah oo daandaansi leh ku yimid ciidamo sheegey in ay ka socdaan gobolka, waxayna amreen in aan ka guuro xaafadda.

Aniga oo weli ixtiraamaya amniga iyo dowladnimada, waxaan ku dadaalay in aan wax dhib ah ka dhicin goobta, waxaana ku wargeliyey in ay shirciyad la yimaadaan, kuna laabtaan ciddii soo dirtey.

Hore ayaan u helayey fariimo digniin ah, kuwaas sheegayey in uu jiro qorshe lagu beegsanayo xubnaha Madasha Samata-bixinta Soomaaliyeed, iyo guud ahaan mucaaradka ka aragtida duwan madaxda dowladda, waxaanse garan waayey sababta dowlad kasta ay Maxamed Madarkicis uga bilaawdo howlgalkeeda.

Haddii dowladnimada iyo sharciga la baalmaro, raggu waa siman yahey ee taa hala ogaado”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.