Dowlada Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday Xiliga La Dhameystirayo Dowlad Goboleedka SSC Khaatumo

Astaan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa u asteysay xilliga qabashada Shirweynnaha dhamaystirka dhismaha Dowlad Goboleedka SSC-Khatumo 10-ka Bisha July 2025.

Halkan hoose ka Akhriso qoraalka Wasaaradda:-

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.