Daawo:Suldaan Luga Dheere oo Aas Qaran Kismaayo Loogu Sameeyey

Qubuuraha Baarcaleen ee duleedka Kismaayo ayaa lagu Aasay Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Dowlada Jubbaland Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud waxana aaska Marxuumka ka qeyb galay Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Siyaasiyiin iyo Bulshada rayidka qeybeheeda kala duwa.

Axmed Madoobe ayaa ka hadlay wax qabadkii Marxuun luga dheere waxuuna tilmaamay inuu ahaa halyey qaran

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.