Daawo:Mucaarada Dowlada oo Ka hadalay Kulan uu Xasan Sheekh Codsaday

daahirgeele

Madasha Samatabixinta Soomaaliya ayaa ka hadashay xaalada qalafsannee dalka ku sugan yahay iyo Codsi ka yimid Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh.

Afhayeenka Madasha Samatabixinta Mucaaradka Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay inuu Madaxweynaha la soo xiriiray madasha waxuuna codsaday kulan isagaana laga sugayaa inuunsheego mudo uu kulanka dhacaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.