Daawo:Qaabkii Axmed Madoobe Loogu Soo Dhaweeyey Garoowe

Axmedmadoobe

Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, iyo Waftibuu Hogaaminayso ayaa maanta gaaray magaalada Garowe, oo ah caasimadda Dowladda Puntland.

Madaxweynaha waxaa si diirran u soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, masuuliyiin ka tirsan Dowladda Puntland, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Garowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.