Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2025

xasansheekh

Daawo:Dowlada Soomaaliya oo Inkirtay Hadalkii Xasan ee Ahaa loo Joojin Maayo

10th June 2025 admin 0

Dowlada Soomaaliya ayaa ka hadashay qaban qaabada gogoshii Madaxwayne Xasan Sheekh ku dhawaaqay taas oo furmi doona 15 bisha Juun 2025. Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka […]

cali jeyte

Daawo:Hogaamiye Cali Jeyte oo Jawaab Kulul Siiyey Wasiir Fiqi

9th June 2025 admin 0

Hogaamiye Cali Jeyte ayaa si kulul uga hadlay howlgalada Hiiraan ayaa u jawaabay Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi. Cali Jeyte ayaa yiri Wasiir Fiqi […]

qoorqoor

Daawo:Madaxweynaha Galmudug oo xarigga ka jaray dhismaha xarunta Dowladda Hoos ee Degmada Baxdo

8th June 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarigga ka jaray dhismaha xarunta Dowladda Hoose ee Degmada Baxdo oo loo dhisay qaab casri ah. Madaxweynaha […]

dagaal

Ciidamada Xooga iyo kuwa degaanka  oo saakay weerar ku qaaday Shabaab Ku Sugnaa deegaanka Ceelhareeri

8th June 2025 admin 0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Difaaca Deegaanka ee Gobolka Hiiraan ayaa saaka weerar culus oo dhowr jiho ah ku qaaday kooxda maafiyada dhiig-miiratada ah ee […]

Xasansheekh

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Ka Hadlay Gogosha uu Ku Baaqay iyo Go’aamada Kasoo Baxaya

5th June 2025 admin 0

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ka hadlay Gogosha uu ku baaqay 15 Juun iyo in la bilaabayo waadabtashi qaran oo balaaran. War-Saxaafadeed Muqdisho, 05, Juun, […]

Farmaajo

Farmaajo oo Xasan Sheekh Ku Eedeeyey inuu Dalka Galinayo Qasaaro Hor Leh

5th June 2025 admin 0

Hannaanka loo maareeyey Gogosha Wadatashiga ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku baaqay 1-dii bishan Juun, cidda lagu martiqaaday iyo ajandaha guud ee la tilmaamay, […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan wada tashi ah la qaatay hoggaanka xisbiyada

4th June 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan wadatashi ah la qaatay hoggaanka xisbiyada siyaasadeed ee isu diiwaangeliyey doorashada, kuwaas oo door muhiim […]

amisom

Amisom oo Shaacisay Inay Iskaga Baxday Deegaanka Xawaadley iyo shabab oo La Wareegay

3rd June 2025 admin 0

Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa xaqiijiyay in ciidamada Burundi ka baxeen saldhigga Xawaadleey ee gobolka Shabeellaha Dhexe.. Maleeshiyaadka Shabaab ayaa […]

Xamze

Sawiro:Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay Madaxweynaha Dalka Jabuuti

2nd June 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. […]

Farmaajo

Farmaajo oo War Kasoo Saaray Gogosha uu Ku Baaqay Madaxwayne Xasan

2nd June 2025 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay gogosha uu ku baaqay Madaxwayne Xasan Sheekh Waxaan soo dhaweynayaa muddaynta gogosha uu fidiyey Madaxweyne […]

xasansheekh

Madaxweynaha JFS oo ku dhawaaqay Gogol Wadatashi oo Uusan Daacad Ka Ahayn  

1st June 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane. Dr. Hassan Sheikh Mohamud oo ka ambaaqaaday gogoshii uu horey ugu dhawaaqay ayaa toddobaadyadii la soo dhaafay ku howlana wadatashiyo […]

Posts pagination

« 1 2 3

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes