Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Dagmada Dheka Suuftu ee Deeganka Soomalida

ugaasmaxamed

Ugaas Mohamed ugaas Ahmed ugaas Farah iyo Iyo Ugaas Cabdi Ugaas Daahir ugaas Xuseen iyo masuulyiiin kale ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Dagmada Dheka Suuftu oo kutaala Xaduuda Deegaanka Oramiya iyo Dowladda Deegaanka Soomaalida oo ay degaan Bulshada beesha Sade ee Dowlada deegaanka Soomaalida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.