Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2024

Burbur

Daawo:Hay’ada Tayo Dhowrka Soomaaliya oo Fasaxday Bur dhacay

21st March 2024 admin 0

Hay’ada Tayo Dhowrka Soomaaliya ayaa Fasaxday Bur dhacay oo fhawaan lagu qabtay dekada Muqdisho. Ganacsatadii keentay Burka Dhacay ayaa hay’ada tayo dhowrka Soomaaliya Siisay lacag […]

abiy

Dowladda Itoobiya oo xabsiga dhigtay koox isku dayday in ay afgambiyaan Abiy Axmed

20th March 2024 admin 0

Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dowladda Itoobiya ay xabsiga dhigtay ilaa 50 qof oo looga shakiyay in ay wadeen qorshe ay ku […]

diyarad

Daawo:Dad Shacaba oo Ku dhintay Duqaymo ay dowlada Soomaamaliya Gaysatay

19th March 2024 admin 0

Dowlada Soomaaliya ayaa duqaymo ay ku beegsanaysay shabaab ayaa waxay ku dishay dad shacab ah oo waxba galabsan. 21-qof oo ay ku jiraan Hooyo iyo […]

barlaman

Daawo:Xildhibaano Tira Badan oo Ka Horyimid Tastuurka Cusub

18th March 2024 admin 0

Xildhibaan oo katirsan Labada gole ee BJFS oo Tiradooda ku dhowdahay 100 Xidhibaan ayaa ka hor yimid wax ka bedelka Dastuurka oo ay ku sheegeen […]

xasansheekh

Sawiro:Kulan Asmara Ku dhexmaray Afwergi iyo Xasan Sheekh

18th March 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay Aqalka Madaxtooyada magaalada Asmara kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki. Labada Madaxweyne ayaa […]

deni

Akhriso:,Deni oo Magacaabay Gudi Kasoo tala bixiya Dhaqaale Xumida Puntland

17th March 2024 admin 0

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa magacaabay Guddi ganacsigga iyo dhaqaalaha Puntland si ay soo qiimeeyaan xaalada dhaqaale xumo ee ka jirta Puntland arintaan ayaa ka […]

masjid

Daawo:Muqdisho oo Ay Ka Bilaabatay boobka Masjida Alle

17th March 2024 admin 0

Qoyska dhisay Masjidka Al-Aqsa ee ku yaalla degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay Document-yada masjidka ay dhiseen kaas oo hada la doonaya in […]

Xadan sheelh

Madaxweyne Xasan oo Sagootiyey dhaawacyadii Hotel SYL

17th March 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa garoonka diyaaradaha ee Aaddan Cadde ku sii sagootiyey mas’uuliyiin iyo muwaadiniintii Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay weerarkii […]

Juxaa

Daawo:Wasiir Juxaa “Puntland Waxay Wajahaysaa Dhaqaalo daro iyo Mid Siyaasadeed

17th March 2024 admin 0

Hadaljeedinta Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Farax Juxaa ee ayaa ka hadlay Caqabadaha Siyaasadeed iyo Mida dhaqaale ew Puntland […]

Sufyaan

Daawo:Sufyaan Taakeeyo oo ka Horyimid dambiyada Lagu Eedeeyey

16th March 2024 admin 0

Sufyaan Sh. Axmed (Taakeeye) ayaa maanta kasoo hor muudqday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, iyadoo bilooyinka kahor laga soo qabtay dalka Kenya, Taakeeye ayaa lagu eedeeyey […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Guddoomiyaha golaha shacabka Oo booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii Hotelka SYL

15th March 2024 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed (Madoobe) ayaa booqday Isbitaalka Erdogan oo ay ku jiraan dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay qaraxii […]

deg

Laamaha Amniga Oo Soo Afjaray Weerarkii SYL iyo Muqaalkii Ugu Horeeyey

15th March 2024 admin 0

Ciidamada Dowladda ayaa soo Afjaray Weerarkii Hotel SYL ee Xalay ay dagaal yahano ka tirsan Shabaab weerar ku qaadeen kaas sababay qasaaro isugu jira dhimasho […]

shariif

Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo War kasoo saaray Dagaalka Ka dhacay Baladweyne

14th March 2024 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay dagaalka kasoo cusboonaaday magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhexeeya ciidanka […]

xamze

Akhriso:Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay magacaabista Golaha Warbaahinta Qaranka

14th March 2024 admin 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyay magacaabista Golaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed oo ka kooban sagaal xubnood. […]

dagaal

Wararkii ugu danbeeyay Dagaal Dhaliyey Khasaaro Kala Duwan oo ka dhacay Baladweyne

14th March 2024 admin 0

Dagaal xooggan ayaa ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhexeeyay ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Hirshabeelle iyo kuwa kale oo […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 6 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes