Sawiro:Guddoomiyaha golaha shacabka Oo booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii Hotelka SYL

Aadanmadoobe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed (Madoobe) ayaa booqday Isbitaalka Erdogan oo ay ku jiraan dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay qaraxii bahalnimada ahaa ee kooxda Khawaariijta ah ay ku soo qaadeen Hotel SYL ee magalada Muqdisho.

Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa mid mid u dul istaagay dhaawacyadda isagoona Allah uga baryay inuu caafimaad deg deg ah siiyo, Guddoomiyaha ayaa xusay dhaawacyada aadka u daran in loo qaadi doono dalka dibadiisa si halkaasi loogu soo dabiibo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.