Laamaha Amniga Oo Soo Afjaray Weerarkii SYL iyo Muqaalkii Ugu Horeeyey

deg

Ciidamada Dowladda ayaa soo Afjaray Weerarkii Hotel SYL ee Xalay ay dagaal yahano ka tirsan Shabaab weerar ku qaadeen kaas sababay qasaaro isugu jira dhimasho iyo Dhaawac.

weerarka Hotelka SYL ayaa xalay ku bilowday qarax waxaana xigay weearar, sida ay sheegayaan laamaha amniga waxaa weerarkaas ka dhashay dhimasho iyo dhaawac walow aysan dowlada shaacin qasaaraha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.