Wararkii ugu danbeeyay Dagaal Dhaliyey Khasaaro Kala Duwan oo ka dhacay Baladweyne

dagaal

Dagaal xooggan ayaa ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhexeeyay ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Hirshabeelle iyo kuwa kale oo taabacsan maamulka Hiiraan State ee ku sugan gudaha magaaladaasi.

Wararka la helayo Baladwayne ayaa sheegaya in ugu yaraan laba qof ay ku dhinteen dagaalkaas halka qof kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaasi oo xaaladooda caafimaad lagu dabiibayo xarumo caafimaad oo ku yaalla halkaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.