Daawo:Farmaajo Waxa Barlamaanka Ka Socda Waa qorista dastuur Cusub oo Halis Ku ah Jiritaanka Soomaaliya

Farmaajo

Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ka hadlaayey wax ka badalka Dastuurka ayaa ka horyimid qorshaha wax looga badalayo dastuurka Soomaaliya.

Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay wax kasya xarunta barlamaanka waa qorista dastuur cusub oo loo dhamayn kaas halis ku ah dowladnimada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.