Daawo:Senator Cabdi qeybdiid oo Ka Digay Qorshaha Xasan Sheekh ee Madaxweyne iyo Madaxweyne ku-xigeen

Qaybdiid

Senator Cabdi Xasan Cawaale “Qeybdiid” oo ka qayb galay Kulankii Labada aqal ee Soomaaliya oo looga hadlaayey wax kabadalka Dastuurka ayaa ka horyimid habka wax looga Badalayo Dastuurka Soomaaliya.

Senator Cabdi Qaybdiid ayaa sheegay inaysan gudiga Dastuurka xaq u lahayn inay dastuurka qodobkay rabaan tuuraan ama wax ka badalaan, dhanka kale Cabdi qaybdiid ayaa sheegan nidaamka Madaxweyne iyo Madaxweyne ku-xigeen waa uga sii daraysaa wadankaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.