Daawo:Dad Shacaba oo Ku dhintay Duqaymo ay dowlada Soomaamaliya Gaysatay

diyarad

Dowlada Soomaaliya ayaa duqaymo ay ku beegsanaysay shabaab ayaa waxay ku dishay dad shacab ah oo waxba galabsan.

21-qof oo ay ku jiraan Hooyo iyo Caruurteeda oo ku dhintay duqeyn ay Dowladdu ka fulisay G. Shabellaha hoose.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.